Xamaas oo Buufino holcaya u dirtay Koonfurta Qudus iyo Israa’il oo ka jawaabtay

Diyaaradaha dagaalka ciidamada Israa’iil ayaa duqeyn ka geestay bartilmaameedyo kuyaala magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxa ayna sheegtay Israa’iil in ay goobaha weerareen laga soo abaabulo weerarada kooxda Xamaas kusoo qaado. Israa’iil ayaana weerarkaan oo ay ku qaadeen magaalada Gaza ku sheegeen in uu jawaab u ahaa buufinno holcayay oo kooxda Xamas u dirtay Koofurta … Continue reading Xamaas oo Buufino holcaya u dirtay Koonfurta Qudus iyo Israa’il oo ka jawaabtay